Maxaa looga hadlay qoraalka RW Rooble u diray Madaxda Dowlad goboleedyada?

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa qoraal u diray dhamaan madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo Maamulka gobalka Banaadir sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku dhow Villa Somalia. Qoraalka Rooble oo maalmo ka hor ahaa ayaa madaxda dowlad loogu sheegay in ugu dambeyn 13-ka bisha oo maanta ku beegan ay soo dirsadaan min 2 … Continue reading Maxaa looga hadlay qoraalka RW Rooble u diray Madaxda Dowlad goboleedyada?